Puntland oo dib u fureysa maxkamadaha xili weli uu jiro covid-19 waxaa maanta shir ku wada yeeshay xarunta Wasaaradda caafimaadka...
Banaanbaxyo cusub oo sii xoogaysanaya marba marka ka danbaysa ayaa ka dhacay qaar kamid ah magaalooyinka dalka Mareykanka kuwaas oo...
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin wuxuu saxeexay qaraar ama go’aan dhigaya in Wasaaradaha Difaaca iyo Arrimaha dibedda ee dowladiisu ay wada...
Galabnimadii 21-ka May,2020 ayay unug ka tirsan ciidanka gaarka ah ee Danab hawlgal qorsheysan ka fuliyeen meel u dhaw tuulada...
Wasaaradda Caafimaadka Falastiin ayaa sheegtay in wiil dhalinyaro ah oo reer Falastiin ah ay dileen Ciidamada Israa’iil oo ku sugnaa...
Dadka uu ku dhacay xanuunkan dunida qalqaliyay ee Corona Virus ayaa kor u dhaafay 6 Milyan, sidda ay ku warameen...
Diyaarada Daallo oo sida 132 Mawaadiniin Soomaali ah oo muda ku xayirnaa dalka Sacuudi Carabiya ayaa caawa ka soo degtay...
Wasiirka Amniga ee dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Macalin Fiqi iyo Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa kulan la qaatey...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Guddi ka kooban 7 xubnood, kuwaasi oo baaritaanno ku soo sameynaya...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay falka wuxuushnimada ah ee lagu xasuuqay howl-wadeenada...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...
Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho