Ciidamada xooga dalka oo ka qeyb qaadanaya Ololaha qaran ee lagula dagaallmaayo cudurka dilaaga ah ee Covid19 ayaa wacyigalin ka...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyey shirka joogtada guddiga qaran ee xakameynta cudurka faafa ee Corona...
Fayraska Corona wuxuu diley ugu yaraan 271,780 qof tan iyo markii ugu horreysay oo uu ka soo ifbaxay dalka Shiinaha...
Mareykanka ayaa diiwaangeliyay dhimashada 1,635 qof oo uu sababay cudurka corona virus 24-kii Saacadood ee la soo dhaafay, taasi oo...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga labaad ee tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka. Hoos kala deg....
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii sagaalaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa bilaabay inay caratuur ka sameyaan tuulooyinka hoosyimada Beledweyne si fatahaadda looga badbaadiyo shacabka tuulooyinka ku dhaqan,...
Weli xaalad adag oo la xariirta dhanka Nolasha ayaa ka taagan deegaanka Bacadweyne ee Koonfurta, taasoo saamayn ku yeelatay qeybaha...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha bulshada ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Sadiiq Xirsi warfaa oo marti ku ahaa Barnaamijka Kulanka Todabaadka ee...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...
Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho