Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay mutadawiciinta hormuudka u ah Olalaha Isxilqaan ayaa ku...
Ugu yaraan sagaal qof ayaa ku dhintay 37 kalena way ku dhaawacmeen kaddib markii uu dhulgariir ka dhacay gobolka Van...
Madaxaweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Golihiisa Wasiirada...
Xubno ka tirsan guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle. Xubnaha...
Waxaa magaalada Muqdisho laga fuliyay horumaro dhinacyada dib u dhiska waddooyinka magaalada ah, iyadoo intooda badan waddooyinka muhiimka ah ee...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Maareeyaha guud ee...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarigga ka jaray xaruta labaad ee...
Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in xaalad nolol xumo ay soo wajahday dadka barakacayaasha ee ku sugan magaalada Beledweyne ee...
Ramla Cali oo ah gabar Soomaaliyeed ayaa usoo baxday Rubuc dhamaadka Isreebreebka Feerka Afrika ee loogu soo gudbayo Ciyaaraha Olambikada...
Ciidamada xoogga dalka ee gobolka Hiiraan ayaa howlgallo lagu sugayay amniga ka sameeyay tuulooyinka u dhaxeeya degmada Maxaas iyo deegaanka...
Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan kordhinta muddada kama-dambeysta ah ee soo gudbinta liisaska musharaxiinta...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa magaalada Muscat ee Dalka...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan kula yeeshay magaalada Muscat...
26 April, Muqdisho – Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen siyaasiyiinta, isimada dhaqanka, cuqaasha,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho