Tirada dadka ugeeriyooday xanuunka halista ah ee Corona Virus ayaa gaaray 154,000 xaalad oo adduunko idil ah, sida laga soo...
Allaha u naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan, Aadan Cali Xasan (Jamhuuriya) oo ka tirsanaa mudanayaasha Golaha Shacabka ee...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay warar been abuur ah oo qaar kamid ah warbaahinta Kenya ay ka...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyadoo gudanaysa waajibka ka saaran inay la wadaagto bulshada Soomaaliyeed hadba waxii kasoo kordha xaaladda...
Ciidamada xoogga dalka ee ku sugan deegaanka Janaale ayaa waxaa isu soo dhiibay Maxamed Aadan Isxaaq oo 15 jir ah,...
Wasiirka iyo Wasiir ku xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyay geerida Qoraagii Soomasliyeed iyo saxafigii rugcadaaga ahaa...
Dowladda aynu Walaaha nahay ee Turkiga ayaa agab loogu talagalay ka hortagga COVID-19 soo gaarsiisay magaalada Muqdisho. Diyaaraddii siday shixnadda...
Maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa Degmooyinka Cadalle. Warsheekh iyo Balcad si kumeel gaar ah uga hakiyay dadkii dalxiiska utagi jray...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo caawa ka hadlay dhibaatada uu COVID-19 ku hayo dalkeena iyo...
Xukuumadda, Maamulka Gobalka Banaadir, Taliska Booliska, Culimada iyo Dhaqaatiirta ayaa si toos ah bulshada ugala hadlay xaaladda COVID-19 ee dalka....
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho