Kulan ay maanta ku yeesheen saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ee qeybta 27-aad Magaalada Badweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeyo guuto Odawaa Yuusuf Raage ayaa Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeyay Sanadguurooda 60-aad oo ku beegan...
Barnaamijka Faaqidaada wararka waa maalinle waxaana inta badan xooga aan ku saarnaa dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee Calaamka hase ahaatee Maalmahaan...
Wasiirka Wasaaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Mudane Sheikh Nuur Maxamed Xasan iyo Culimaa’udiinka Soomaaliyeed oo maanta kulmay ayaa ka wada...
Umad kasta oo kamid ah bulshada ku dhaqan dunida waxay si gaar ah u leeyihiin munaasabado iyo xaflado qiimo gal...
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa hambalyo u diray Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed taasi oo ku aadan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala duwan ee...
Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Fowsiya Abiikar Nuur, oo caawa ka war bixisay xaaladda Caabuqa COVID-19...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed la wadaagay farriin ku aaddan cudurka COVID-19 ayaa ku...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho