Mas'uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee magaalada Brussels ee dalka Belgiumka ayaa sharaxaad ka bixiyay taariikhda alla ha u naxriistee raiisul wasaarihii...
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan ciidamada Daraawiishta...
Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax) ayaa sheegay in 18 qof loo soo qabtay kiis la xiriira kufsi...
Wasaaradda caafimaadka ee dalka Suudaan ayaa sheegtay in la hayo qofkii ugu horeyey ee dalka dhexdiisa laga helo cudurka Coronavirus....
Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo gaaray Gaalkacyo ayaa waxaa halkasi si diiran ugu soo dhaweeyay...
Iyadoo la tixgelinayo saameynta uu cudurka Coronavirus ku yeeshay hannaankii shaqo iyo nololeed ee dalkeena iyo go’aamadii ka soo baxay...
Ciidamada xooga dalka ee ku sugan degmada Xudur ayaa manta toogasho ku dilay mid ka mid ah horjoogayaasha Al-shabaab,isla markaana...
Tirada dhimashada cudurka COVID-19 ee dalka Mareykanka ayaa sii dhaafaysa 5,000 oo ruux, xilli dadka uu ku dhacay xanuunkan guud...
Wasiirka Wasaaradda qorsheynta maalgashiga iyo xiriirka caalamiga ah ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Ismaaciil Maxamed Nuur (Cirfiid) ayaa sheegay in ay...
Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ee ku sugan degmada Baardheere, ee gobolka Gedo, ayaa saaka meel fagaare ah ku gubay qaad...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho