Wasiirka arrimaha dibadda ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Qatar, Sheikh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani iyo wafdi uu hoggaaminayo...
Madaxweynihii hore ee Suudaan, Cumar Al Bashiir ayaa maanta la horgeeyay maxkamadda ku taalla magaalada Khartuum si loo dhageysto dacwadda...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska JFS, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, oo ku hadlaya magaca Madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, kan...
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta magaalada Jabuuti ku yeeshay...
Waxaa maalintii labaad galay shirka wadatashiga Wasiirrada warfaafinta federaalka iyo dowlad-goboleedyada ee shalay ka furmay Muqdisho. Kulanka maanta waxaa lagu...
Ugu yaraan 10-ruux ayaa ku dhimatay galbeedka dalka Yugaandha,ka dib markii uu qarxay uu k adashey gaari siday shidaal oo...
Wafdi ay hoggaaminayso wasiirka wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Fowsiya Maxamed Sheekh oo gaartay magaalada Baydhabo...
Yaasiin Maxamed Aadan oo ka tirsanaa Boliiska Konfur galbeed oo racfaan ka qaatay xukun Maxkamadda darajada 1aad ku riday ayay...
Wasiirka Amniga xukuumadda federaalka Soomaaliya Xildhibaan Mamxamed Abuukar Islaaw oo shalay soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ayaa xalay waxa uu kulan...
Wasaaradaha Warfaafinta Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada Soomaaliya, ayaa shir wada-tashi ah ku yeeshay magaallada Muqdosho kaas oo looga hadlay iskaashiga...
RADIO MUQDISHO:- Ramla Saciid Axmed Cali, oo ah gabadhii ugu horreysay ee Soomaaliyeed ee ku guuleysata bilad dahab ah oo...
RADIO MUQDISHO:- Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige, ayaa kulan la qaatay Wakiilka Joogtada ah ee UNDP...
RADIO MUQDISHO(GALGADUUD:- Ciidanka xoogga dalka ayaa howlagal gaar ah ka fuliyay deegaanada hoostago degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud,halkaas oo wali...
RADIO MUQDISHO:- Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha ayaa dib u furay xarumaha diiwaangelinta dadweynaha ee Gobolka Banaadir,kadib warsaxaafadeed rasmi...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho