Maxkamadda Sarre ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliyeed oo u fariisatay dhageysiga kiiska rag dilal kaladuwan ku eedeysnaa kadib racfaan...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta furay shir...
Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan kuwa Danab ayaa saaka hawlgal qorshaysan ka wada deegaanka Camaara ee gobolka Mudug, halkaas oo...
Ciidamada Qalabka sida ayaa gobolka Gado ka wada howlgallo maleeshiyada Al-shabaab looga sifeynayo deegaannada ay kaga dhuumaaleysanayaan gobolkaas. Guddoomiye ku...
Ciidamada Xoogga dalka ayaa fashiliyay weerar gaadmo ah maleeshiyada argagaxisada Al-shabaab ay doonayeen in ay ku soo qaadaan tuulada Ceelsaniini...
Maxkamadda sare ee Puntland ayaa maanta u fariisatay dhageysiga kiiska la xiriira kufsigii iyo dilkii loo geystay Caa’isha Ilyaas Aadan,hase ahaatee...
Iyadoo la tixraacayo hadafyadii iyo himilooyinkii wanaagsanaa ee Alle ha u naxariiste Maxamed Maxamuud Sheekh Cali La doonayay dadka dan'yarta...
Shirkaan oo ka dhacay xafiiska Madaxwayne Ku-xigeenka, isla markaana sadexdii biloodba mar la qabto waxaa ku wehelinaayey Wasiirada Wasaaradaha fuliya...
Ciidamadda Xoogga dalka ee ka howlgala deegaanada gobolka Geddo ayaa maanta sameeyay hwol-galo balaaran oo dhana maleeshiyaadka nabad-diidka ah ee...
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta xukuumada Soomaaliya ayaa looga hadlay...
RADIO MUQDISHO(MARKA):-Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta deegaanka Shalambood oo hoos yimaada, degmada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose waxa...
RADIO MUQDISHO:- Ramla Saciid Axmed Cali, oo ah gabadhii ugu horreysay ee Soomaaliyeed ee ku guuleysata bilad dahab ah oo...
RADIO MUQDISHO:- Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige, ayaa kulan la qaatay Wakiilka Joogtada ah ee UNDP...
RADIO MUQDISHO(GALGADUUD:- Ciidanka xoogga dalka ayaa howlagal gaar ah ka fuliyay deegaanada hoostago degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud,halkaas oo wali...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho