Xaflad lagu muujinayey ahmiyadda uu dalka u leeyahay Manhajka Cusub ee ay soo diyaarisey Dowladda Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada...
Qaar ka mid ah Bulshada oo Maanta isku soo bax ay ku tageerayaan doorashada Guddoonka Barlamaanka Galmudug ka sameeyey Magalada...
Ciidanka kumaandooska Qaranka oo ay wehliyaan ciidanka daraawiishta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa saaka howlgal qorsheysan ku qaaday goob maleeshiyada Al-shabaab...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Qardho ee gobolka Bari ayaa sheegaya in 8 ruux oo ka kooban laba qoys la...
Waaxda bilic soo celinta iyo nadaafadda gobolka Banaadir ayaa dardar gelineysa olole nadaafadeed oo ay ka sameyneyso degmooyinka caasimadda si...
Ciidamada Xoogga dalka ayaa Khaarijiyay maleeshiyaad badan oo ka tirsanaa argagaxisada Al-shabaab kuwaas oo isku dayay in ay weerar ku...
Kadib kulamo ay yeesheen hay'adah ammaanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan deegaanno ay ka dheceen colaado kana...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinat Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye oo qudbad ka jeediyay gabogabadii doorashada guddoonka...
Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta jubbaland ayaa howlgal ka sameeyay nawaaxiga deegaanka hoosingoow ee gobolka Jubbada hoose,kaasi oo lagu...
Muqdisho(SONNA) Guddoonada labada Aqal ee baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray guddoonka cusub ee baarlamaanka Dowlad...
Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...
koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...
Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho