ugu yaraan 28 qof ayaa ku dhintey kuwo kalena waa ku dhaawacmeen duqeyn xagga cirka ah oo lagu qaaday iskuul...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Iran ugu goodiyay inay weerari doonaan 52 goobood haddii Iran soo hujuunto Mareykanka ka dib...
Maamulka degmada Cadalle ee gobalka Shabeelaha dhexe ayaa sheegey in Maleeshiyada al shabaab ay dad Shacab ah ka dhaceen Xoolahooda...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hir-shabeelle mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta socdaal shaqo ku tagay, degmada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan....
Masharuucaan oo Cudurada Sambabka ku dhaca looga talaali doonaa In ka badan 14 milyan oo Ari ah, oo ku dhaqan...
Ciidamada Difaaca Kenya ayaa warbixin ay soo saareen maanta oo Axad ah ku sheegay in laga hortagay weerar kooxda al-Shabaab...
Dhismaha aargada KM-0 oo ay si casri ah u dhistay wakaalada horumarinta dhismaha Qaranka Soomaaliyeed ayaa waxaa xariga kajaray guddoomiyaha...
Gudomiyaha Maamulka Degmada Buurdhuubo ee Gobalka Gedo Xassan Muxumed Cali Xassan Yare) iyo masuuliyin uu hogaaminayay Ayaa kormeer ku tagay...
Shirka Bandhigga safarka iyo dalxiiska Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho isagoo noqonaya kii ugu horeeyay oo...
Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...
koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...
Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho