Munaasabadan oo ay soo qaban qaabiyeen rugta qorayaasha Soomaaliyeed ee dalkan Uganda ayaa marti ku ahaa Wasiirka shaqada iyo Arrimaha...
Guddooomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose ayaa xariga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga fuliyay Deegaanka Shalaanbood Xarunta Maamulka iyo Iskuulka sare...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku-xigeenka wakiilka xogyahaya guud ee Qaramada Midoobay...
Waxaa maanta Muqdisho ka furmay kulan howleed looga hadlayo qaab-dhismeedka Dowladda ee nidaamka Federaalka kaasoo lagama maarmaan u ah dhameystirka...
Dowladda Hoose Xamar ayaa xarunta Gobolka Banaadir kusoo bandhigtay Gaadiid kala duwan oo qeyb ka noqon doono ololaha wacyigalinta bixinta...
Wararka aan ka heleyno dooxada Ooda-gooye ee duleedka magaalada Laas-caanood gobolka Sool ayaa sheegay in halka uu ka kacay Dab...
Shahraa-yar Mascuud oo ka mid ah hoggaamiyaasha ugu waaweyn kooxda Daalibaan oo ka hawli gali jiray dalalka Pakistan iyo Afghanistan...
Dadka ku nool dunidan ayaa waxay adeegsadan aaladaha kala duwaan ee lagu isticamaalo baraaha internetka. Waxaa ka midah aaladaha ay...
Wasiirka Difaaca ee Dalka mudane Xasan Cali Maxamed, Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo ay wehliyaan taliska xarunta tababarada ciidamada...
Amnesty International waa hay’ad caalami ah oo sumcad wanaagsan ku leh adduunka iyo arrimaha xuquuqul insaanka, laakiin waxaan rabaa in...
Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...
Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho