Abaanduulaha Qaybta 21,aad ee ciidamada ogga Gaashaanle Aadan Siyaad Cabdi iyo saraakiil kale oo ay wehliyaan waxgarad ka soo kala...
Kulan Dood aqooneed ah oo looga hadlaayey xal u helidda Baahiyaha Shaqa la aaneed ee Haysata Dhalinyarada Koonfur Galbeed Ayaa...
Allaha u naxriistee waxaa magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Itoobiya ku geeriyooday fanaankii Soomaaliyeed Daa'uud Cali Masxaf oo mudooyinkii ugu...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya Kulan kula Qaatay...
Kulankan ay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS iyo Guddiga Hinddise Sharciyeedka Doorashooshinka Qaranka u xilsaaray Aqalka Sare ayaa kulan Wadajir...
DHAGEYSO WARKA HABEENIMO RADIOMUQDISHO.
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen dib-u-eegis lagu sameeyay...
Waxaa Shalay gelinkii dambe tababar soconayay Saddex Bil loogu soo xiray Machadka Barashada xirfadaha iyo Luqadaha ee “Hano Academy” Lixdan...
Waxaa Shalay gelinkii dambe tababar soconayay Saddex Bil loogu soo xiray Machadka Barashada xirfadaha iyo Luqadaha ee “Hano Academy” Lixdan...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Xalay oo Khamiis ahayd yeeshay kulan Todobaadle ah oo inta badan lagu gorfeeyo arrimaha ammaanka, soo...
Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Cabdullaahi Maxammed Odawaa, ayaa hoggaaminayay wafdi ka koobnaa diblomaasiyiin ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagaga hadlay xaaladda guud ee dalka gaar...
Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho