Jaaliyadaha shan dal ayaa dalka Sucuudiga waxaa uu ka cafiyay lacagtii looga qaadi jiray dal ku galka ama fisah dal...
Isaga oo ka jawaabayay su’aalo ay weydiiyeen Xildhibaanada Barlamaanka ayaa Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, waxa uu sheegay in ay...
Dowlada Federaalka Soomaaliya waxa ay si rasmi ah u dalbatay waaran caalami ah (international warrant) oo loogu soo gacan gelinayo...
Dibad-bax lagu taageerayo madaxweynaha iyo madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa lagu qabtay dagmada Guriceel ee gobolka Galgaduud Waxaana kasoo qaygaleen qaybaha...
Codadkii ay dhiibteen dadka codkooda bixinaya ee ka qayb galaya doorsahada ka dhacday dalka Malawi bishii May ee ina soo...
Wasaaradda Caafimaadka Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa bilowday baaritan caafimaad oo lagu sameynayo dadka safarka ee isticmaalaya garoonka diyaaradaha Aadan Cadde...
Wakiilka Soomaaliyaa ee hay’adda qaxootiga Aadduunka ee UNCHR iyo ergaga gaarka ee uqaabilsan Afrika ayaa gaaray magaalada Beledweyne kadib fataahaadihii...
Madaxweynihii hore ee Kenya Daniel Moi ayaa xalay ku geeriyooday isbitaal ku yaala Nairobi halkaasi oo lagu daaweynayay. Dhimashadiisa ayaa...
Olole Wacyigalineed oo kusaabsan Dib-u-eegista dastuurka kaa oo muddo saddex maalin ah ka socday magaalada muqdisho ayaa lagu soo gabagabeeyay...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho