Dab geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo burbur hantiyadeed ayaa waxaa uu xalay ka kacay guri ku yaalla Xaafada Howl-Wadaag...
Maanta oo Arbaco ah kuna beegan 08 01 2020 waxaa jira kulanka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kulanka Golaha...
Ciidanka Xoogga dalka ayaa sanadkii aan soo dhaafnay ee 2019 kordhiyey howgalada lagu beegsanayo Maleeshiyaadka Al Shabaab ee goobaha ay...
Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka iyo Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay munasabad kooban oo uu xilka kula...
Kulan lagu dhiiri galinayay ka qeyb galayaasha shirkii safarka iyo dalxiiska dalka ee shalay la soo gabagabeeyay ayaa lagu qabtay...
Wasiirka Amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale iyo Xildhibaan Cabdixakiin Macalin Axmed oo ka tirsan...
Waxaa maanta magaalada magaalada Muqdisho kulankoodii ugu horreeyay ku yeeshay Guddiga qaban-qaabada xuska 60 guurada xorriyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Kulanka...
Haweenka doonaya ka mid noqoshada Baarlamaanka Galmudug ayaa Bilihii la soo dhaafay waxa ay ka arin sanayeen si ay uga...
Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee kumaandoosta Soomaaliya qeybta ka howlgsha deegaanada maamulka Jubbaland, oo kaashanaya Howgalka AFRICOM ayaa...
Wasiirka Arrimaha Dibada JFS ayaa Magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga kula kulmay Boqorka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Boqor Salmaan. Wasiir Cawad...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeed, dhagaystayna warbixino muhiim ah, sidoo kalena sixid ku sameeyay magacaabis hore.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa isaga iyo Wasiirrada Arrimaha Dibadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho