Sunday, July 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Degmada Qansax-dheere ee G/Baay waa magaalo ceynkee ah Warbixin+sawiiro

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Degmada Qansax-dheere ee G/Baay waa magaalo ceynkee ah Warbixin+sawiiro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

 Ciidamada xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa howlgalo muddooyinkan dambe ay ka wadeen gobolada Dalka  ayaa dhul balaaran ka qabsaday maleeshiyada Alshabaab,sida degmooyinmtuulooyin iyo meelo badan oo SHabaabku ay dadka shacabka ah ay ku dhibaateyn jireen.

Degmada Qan-saxdheere ee gobolka Baay ayaa kamid ah degmooyinkii horey looga saaray argagixisada Alshabaab,waxaana haatan ka jira isbedelo,inkastoo weli ay jiraan baahiyo dhanka adeegyada bulshad ah,sida uu Wakaaladda Wararka(SONNA) uu u sheegay guddoomiyaha degmadaasi C/risaaq Cabdi Ibraahim(Sanka).

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

July 26, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

July 25, 2026

“Degmada Qansax-dheere oo kamid ah magaalooyinka Qadiimiga ah ee gobolkay Baay Baydhabo waxay U Jirtaa 90 Km Waxayna Ka Kobantahay 4 Xafadood Oo Kala ah, Wadajir,Garsoor,Towfiiq iyo October,degmada Waxay Kamid tahay Degmooyinka Qadiimiga ah Ee Gobolka Baay,Waxa Hoos Yimaada in Ka Badan 100 iyo Dhowr Degaan Ama Tuulo,iyadoo taasi ay jirto ayaa hadana degmada waxaa kajirta baahiyo dhanka adeegyada Bulshada ah”.sidaasi ayuu SONNA u sheegay guddomiye(Sankuus)

Marka laga hadlayo adeegyada Bulshada,heerka Waxbarasho Ee Degmada Waxaa kuyaala  Dugsi Hoose iyo Dhaxe,balse waxaa Dhawaan la hirgeliyay dugsi Sare,iyadoo wixii intaasi ka horeysayna ay ardaydu waxbarashada dugsiga Sare ay u doonan jireen magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo,taasi oo caqabad weyn ku ahayd xagga dhaqaalaha iyo musaafo ahaan intuba.

Guddoomiyaha maamulka degmada Qansax-dheere ee gobolka Baay C/risaaq Cabdi Ibraahim(Sanka) oo SONNA u waramay ayaa  Sidoo kale sheegay in degmadu ay leedahay xarumo caafimaad sida isbital guud,balse Wuxuu ka codsaday hay’adaha samafalka iyo kuwa dowliga ah in laga caawiyo sidii loo horumarin lahaa guud ahaan adeegyada ay helaan Bulshada.

Ammaanka degmada iyo deegaanada hoosetaga ayuu sheegay in ay wanaagsan yahay,waxaana ka howlgala ciidanka Xoogga Dalka, oo howlgalo joogto ah ka sameeye deegaanadaasi,si looga hortago dhagar kasta oo ay shacabku u soo maleegaan maleeshiyada Alshabaab.

Xalada Amniga Ee Degmada Waxa Habeen iyo Maalin u Taagan Guud ahan Maamulka Degmada Oo Kashanaya Ciidamada Dowlada Qeeboohada Kala Duwan.

Ciidanka Xoogga Dalka ee ka howlgala deegaanada ayaa isku sii fidinaya deegaano hor leh,si loo furo meelaha ay go’doomiyeen maleeshiyada Alshabaab.

W/Q Wariye Cabdullaahi Mukhtaar Caalin(Qansaxdheere)

Previous Post

IMF iyo Banggiga Adduunka Oo Xaqiijiyay in Soomaaliya buuxisay shuruudihii Den-Cafinta

Next Post

Guddoomiye Mahad Cabdalla Cawad oo dalka Austria kulamo kula yeeshey madaxda kaladuwan+sawirro

Next Post
Guddoomiye Mahad Cabdalla Cawad oo dalka Austria kulamo kula yeeshey madaxda kaladuwan+sawirro

Guddoomiye Mahad Cabdalla Cawad oo dalka Austria kulamo kula yeeshey madaxda kaladuwan+sawirro

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

July 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Taliska Xero Maslax ee...

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

July 25, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha Caalamiga...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray Dekadda Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray Dekadda Muqdisho

July 25, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tagay Dekedda Muqdisho, halkaas oo uu...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Soo Bandhigtay Waxqabadka Afarta Sano ee Diblomaasiyadda Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Soo Bandhigtay Waxqabadka Afarta Sano ee Diblomaasiyadda Soomaaliya

July 25, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In