Wasaaradda arrimaha gudaha XFS ayaa maanta soo gabo-gabeysay kulan aragti wadaag ah oo lagu soo bandhigay hannaanka dhab-u-heshiisiinta qaran, kaasi...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray...
Shirkaan oo muddo hal maalin ah soconayay oo ay ka qayb galeen Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Suudaan mudane Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa kulan kula qaatay magaalada Khaartuum ee xarunta Dalka Suudaan...
War ka soo baxay taliska AFRICOM ayaa waxaa looga hadlay duqeyn diyaaradaha Mareykanka shalay ay ka fuliyeen gobolka Jubbada Dhexe...
Guddiga dhismaha iyo dayactirka Garoonka Diyaaradaha Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay iney maanta joogsadeen Diyaaradahii Ganacsi ee kala...
Magaaladda Ouagadougou (Waakadhugu) ee Caasimadda Dalka Burkina Faso waxaa ka dhacay Shirka Xoghayahaasha guud ee midowga Baarlamaanadda Dowladaha Islaamka oo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta...
Shirka soo bandhigidda hannaanka dhab-u-heshiisiinta Qaran iyo dejinta qorshaha dhab-u-heshiisiinta Maamulka Gobalka Banaadir ayaa maanta si rasmi ah ugu furmay...
Warbixin ay soo saartay Hey'adda Lacagta aduunka (IMF) ayay ku sheegtay in Soomaaliya ka gudubtay dib u eegista labaad ee...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho