Musaasabad kooban oo ka dhacday xarunta Gobolka Banaadir ayaa waxaa xilalka kula kala wareegay agaasimaha cusub ee waaxda waxbarashada Gobolka...
Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in weerarkii argagixiso ee shalay ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose uu muujinayo wajiga...
Ciidamadda Xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland ayaa ku sii qul qulaya nawaaxiga degmada Jamaame, iyagoo goobo hor leh kala...
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa fartay Hey'adaha Samafalka ee ka howlgala Deegaanada Hirshabelle...
Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Uganda gaar ahaan Caasimadda Kampala ayaa soo dhaweeyay taageerana u muujiyay hoggaanka Baarlamaanka Dowlad...
Amar ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa lagu hakiyay Mashruuca Horumarinta Dowladaha...
Kalfadhiga 6aad kulankiisa 30aad ee ee Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ajandihiisu ahaa akhrinta 2aad ee Hindise -sharciyeedka...
Xaflad lagu muujinayey ahmiyadda uu dalka u leeyahay Manhajka Cusub ee ay soo diyaarisey Dowladda Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada...
Qaar ka mid ah Bulshada oo Maanta isku soo bax ay ku tageerayaan doorashada Guddoonka Barlamaanka Galmudug ka sameeyey Magalada...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho