Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga ka jaray dhismaha xarunta Degmada...
Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheikh Abdiraxman ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sweden ee u fadhiya...
Warbixin ka timid guddiga kormeerka cunaqabateynta Qaramada Midoobay ayaa sheegaya in kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaalama dalka Yemen aysan wax...
Odayaasha dhaqanka Galmudug ayaa bilaabaya soo xulista Xildhibaanadda ka mid noqonaya Baarlamanka Labaad ee Dowlad Goboleedka Galmudug, kaddib markii tababar...
Howlgal qorsheeysan oo ay qaadaan ciidanka daraawiishta jubbaland ayaa ayaa lagu dilay maleehsiyaad ka tirsan kooxda Alshabaab. Howlgalku waxa ay...
Ciidamada Amniga oo xalay Howlgallo Ka Wada Magaalada Muqdisho Ayaa Qarxiyay Miinooyin Dhulka Lagu Aasay. Ciidamada sida gaarka ah u...
Guddiga Farsamada maamul u dhisida Galmudug ayaa Odayaasha dhaqanka Galmudug Caawa Dhusamareb uga furay Tababar ku saabsan Habka loo soo...
R/wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahan howlo shaqo u joogay magaalada Dhuusa-mareeb...
Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya, Danjire Axmed Ciise Cawad oo wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa ka tacsiyeeyay, geerida Allaha u naxariistee...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho