Shirkii Aragti Wadaagga Soomaida ee ka socday dalka Jabuuti oo maanta lagu soo gabagabeeyay Caasimadda Djibouti ayaa waxaa laga soo...
Guddoomiye Kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiwali ibraahim sheekh Muudeey iyo Wafdi Balaaran oo uu Hogaaminayo ayaa goordhow gaaray...
Maamulka gobolka Banaadir iyo Wasaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kormeeray Garoonka Kubadda cagta ee Stadium Muqdisho....
Magaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal waxaa Maanta gaarey Wafdi uu hogagaminayo Wakiilka Qaramada Midoobey ee Arrimaha Soomaaliya James Swan...
Ciidanka amniga Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ku guuleystay inay fashiliyaan ka hortagaan qaraxyo lagu xiray bartamaha magaalada Boosaaso. Argagaxisadda ayaa...
Ciidanka Boliiska Magaalada Dhuusamareeb ayaa Gacanta kusoo dhigay Nin Xalayto dil ka geystay Magaalada Dhuusamareeb. Boliiska ayaa soo qabtay Faa’id...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Maraykanka, Cali Shariif Axmed, ayaa sheegay in ay qorsheynayaan in Qunsuliyado laga furo qaar ka...
Kumanaan ruuux ayaa isugu soo baxay gudaha dalka Mareykanka ,iyadoo xubnaha Aqalka Wakiilada ay u codeynayaan moshin xilka looga qaadayo...
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo agaasimaha cusub ee qeybta maamulka Bangiga adduunka, Axel van Trotsenburg,...
Ciidanka XDS ee ka how-gala Gobolka Shabeellada dhexe ayaa Cashar lama illaawaan ah u dhigay Malleeshiyaad ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵𝗠𝘂𝗸𝗵𝘁𝗮𝗮𝗿𝗥𝗼𝗼𝗯𝗼𝘄𝗖𝗮𝗹𝗶, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hay’adda Awqaafta...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho