Masuuliyiin ka tirsan dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga, wakiillo ka socday hay’adda UNIDO, xubno ka socday maamul Goboleedyada, ganacsato iyo qeybaha...
kulankan oo ka dhacay caasimadda Suudaan ee Khaartuum ayaa u dhexeeyay Safiirka Soomaaliya ee dalkaasi Amb Maxamed Sheekh Isxaaq oo...
Shir looga hadlayay kor u qaadista Dakhliga dowladda hoose ayaa maanta lagu qabtay Hoolka shirarka xafiiska Maamulka iyo Maaliyadda xarunta...
Ciidamada Xoogga dalka, gaar ahaan qeybta 21-aad oo gudanaya waajibaadkooda ayaa ku sii jeeda deegaanadii maalmihi lasoo dhaafay ay ku...
Munaasabad lagu weyneynayay Maalinta Caalamiga ah ee xuquuqul Aadanaha oo ku beegan 10-ka bisha Disembar ayna soo qaban qaabisay Wasaaradda...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Guuto Odaawa Yuusuf Raage ayaa howlo kormeer ah ku tegay Isbitaalka xoogga dalka oo ay...
Kulan Farsamo oo u dhexeeya Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Dastuurka heer Federaal iyo Heer Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka ayaa...
Wasiirka Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Saciid Xuseen Ciid oo shir looga hadlayo horumarinta beeraha Afrika uga qeybgalaya...
Ergayga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa maanta tegay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay,...
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknaloojiyadda ee Xukumadda Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka daah furtay shir wadatashi ah oo ku saabsan...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵𝗠𝘂𝗸𝗵𝘁𝗮𝗮𝗿𝗥𝗼𝗼𝗯𝗼𝘄𝗖𝗮𝗹𝗶, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hay’adda Awqaafta...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho