In ka badan 160-qof oo isugu jiray muhaajiriin iyo qaxooti oo laga soo badbaadiyay badweynta dalka Libiya ayaa laga dajiyay...
Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qarax Maleeshiyadda Al Shabaab kula qarxay deegaan hoos yimaada degmada Xarardheere...
Maanta oo ah Arbaca ah Tr 25 December waxaa jira kulanka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Ajendaha Kulanka ayaa...
Masjidka Faqrudiin oo ka mid ah masaajida ugu taariikhda dheer dalka ayaa waxaa la dhisay 7 qarni ka hor wuxuuna...
Guddiga Farsamada Maamul u dhisidda Galmudug ayaa soo saaray Shuruudaha ka mid noqoshada Golaha wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug. War saxaafadeed...
Wafdi uu hoggaaminayo taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo ku sugan magaalada Dooxa ee caasimadda Dalka Qatar ayaa shir muhim ah...
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya Ben...
Agaasimaha Guud ee Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Korneyl, Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa tababar socon doona mudo 3 maalmood ah...
Ciidamada Xoogga dalka qeybta 43aad ee deegaanada Jubaland ayaa labaddii maalmood ee la soo dhaafay howl galo qorsheysan ka waday...
Taliyaha Qeybta 21aad ee Xogga Dalka Soomaaliya Generaal, Cabdicasiis Cabdulaahi Qooje iyo saraakiil kale ayaa ka qeyb galay munaasibad lagu...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho