Wadatashi ku aadan dib u-eegista waxyaabihii u soo qabsoomay sanadihii lasoo dhaafay Maamulka Hirshabeelle oo uu soo qaban qaabiyay Xafiirka...
Qaar ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa baaq Nabadeed u diray beelaha Walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaanno ka tirsan...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in markale ay ka doodaan Hindise sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka...
Shirka Wadamada Africa, Kareebiyaanka iyo Baasifiga ee ka socday dalka Kenya ayaa lagu soo gaba gabeeyay magaalada Nairobi, kaasi oo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa saaxiibadeeda caalamiga ah ee Mareykanka ayaa duqeyn ay ka fuliyeen meel u dhaw Degmada Saakow...
Guddoomiyaha Guddiga dib u heshiisiinta Qaranka Mudane Ismaaciil Macalin Muuse ayaa sheegay inay ka walwalsanyihiin colaadda ka soo cusboonaatay Gobolka...
Kulan u dhexeeya midawga Yurub iyo dowladda federaalka Soomaaliya oo looga hadlay ajandayaal muhiim ah ayaa maanta lagu qabtay magaalada...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulanka shir guddoominayay ayaa ugu horeyn ku baaqay in si deg deg...
Magaalada Baydhabo maanta waxaa shir looga hadlayo Dastuurka uga furmay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaardaha arrimaha Dastuurka Maamul Gobaleedyada Dalka, kaasi...
Maamulka Degmada Heliwaa oo uu horkacayo Guddoomiyaha Degmada Heliwaa Mudane Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa maanta waxa ay markale olole Nadaafadeed...
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...
Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho