Taliska ciidanka Boliiska magaalada Dhusamareb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa soo dhowayn u sameeyey taliye ku-xigeenka Booliiska Soomaaliya Sareeye Guuto...
Taliyaha ciidanka Booliska qeybta gobolka Baay Gaashanle dhexe Amiin Maxamed Daruur ayaa tababar ufurey Ilaa iyo 80 askari oo ka...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed Cumar Filish ayaa maanta waxa uu xariga ka jaray wadada...
Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dawladda Soomaaliya Eng. Cabdullaahi Cali Xasan ayaa maanta gaaray magaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal....
Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in lasoo gabagabeeyay wejiga koowaad ee gurmadka waxyeelladii ka dhalatay...
Dowladda aan walaalaha nahay ee Kuwait ayaa mar kale ku baaqday in la ixtiraamo madaxbanaanida iyo xornimada siyaasadeed ee Soomaaliya,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xarunta Madaxtooyada kula kulmay xubno matalayey isxilqaameyaasha howlaha Gurmadka Fatahaadaha ee...
Mareykanka iyo Kuuriyada Koofureed ayaa dib u dhigay dhoolatus ciidan oo ay dhaleeceeyeen Kuuriyada Waqooyi,kuwaas oo ku tilmaamay tallaabo la...
Ciidamada Booliiska ee ka howl gala saldhiga Booliiska ee degmada Cadaado ee gobolka Galguduud ayaa maanta soo gaban-gabeeyay Ol'ole nadaafadeed...
Diiwaan galin ciidamada xoogga dalka ayaa ka socota degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo, waxaana magaalada laga sameeyay dhowr xarun oo...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Cusmaan Diiriye, ayaa ka qaybgalaya Shirweynaha 4-aad ee UNESCO...
Taliyaha Guutada 77-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Korneyl Maslax Maxamuud Maxamed, ayaa gaaray deegaanka Masagawaa ee Gobolka Galgaduud, halkaas...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ee Mauritania Maxamed Waled Sheeikh Alqazwaani ayaa ka guddoomay Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtar...
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho