Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahadi Maxamed Guuleed ayaa kulan soo dhaweyn ah la qaatay Guddi dhallinyaro iyo...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dib uheshiisiyiinta Dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo Howlo shaqo ujoogey Baydhabo ayaa Maanta dib ugu laabtey Magaalada...
Xarunta Taliska guutada 7aad ee ciidanka Xoogga Dalka ee Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose waxaa maanta lagu qabtay munaasabad...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay...
Wasaaradda Qorsheynta iyo maalgashiga ayaa soo saartay warbixinta sicirka suuqa ee October iyo September 2019,taas oo qeyb ka ah warbixinta...
Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa magaalada Muqdisho ka furay tababar la xiriira sameynta tirakoobka sharciyada...
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dooxa ee xarunta dalka...
Maamulka Degmada Jalalaqsi ayaa sheegay in ay xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay ka taagantahay Degmada, maadaama ay saameyn...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta yeelanaya kulankooda ayaa lagu wadaa inay kaga hadlaan xisaab xirka Miisaaniyadda sanadkii...
Madaxweynaha dalka Ethiopia Sahle -work Zewde ayaa qasriga madaxgooyada dalkaas ku qaabishay Cabdul-xakiim Cabbdullaahi Xaaji Cumar (Cameey) danjiraha dowlada Soomaaliya...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Cusmaan Diiriye, ayaa ka qaybgalaya Shirweynaha 4-aad ee UNESCO...
Taliyaha Guutada 77-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Korneyl Maslax Maxamuud Maxamed, ayaa gaaray deegaanka Masagawaa ee Gobolka Galgaduud, halkaas...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ee Mauritania Maxamed Waled Sheeikh Alqazwaani ayaa ka guddoomay Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtar...
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho