JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA FEDERAALKA IYO DIB...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi Salaad (Oomaar), ayaa Magaalada Elexandria ee Dalka Masar kaga qeyb galay...
Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Warfaafinta jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ay ku hagayso hay'adaha Caalamiga ah ee ka howl-gala Soomaaliya kana, shaqeeya...
Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ayaa oggolaatay in baaritaan buuxa lagu sameeyo dambiyada lagu soo eedeeyay dowladda Myanmar ee...
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in 18.7 Milyan oo Doollarka Mareykanka ah ay ku bixiyeen wax ka qabashada fatahaadaha iyo daadadka...
Kulankaan ay guddiga Joogtada ee Golaha aqalka sare baarlamaanka Federaalka Soomaaliya la qaateen Guddiga Dhab u heshiisiinta iyo wada hadalada...
Wasiirka wasaarada warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa maanta mudane Ismaaciil Mukhtaar Cumar(Oronjo) u magacaabay afhayeenka wasaarada warfaafinta,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan miro dhal ah la qaatay dhiggiisa dalka Kenya Mudane Uhuru...
Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Kenya ayaa wada hadallo ay Nairobi ku yeesheen goor dhow ku gaaray heshiis diblumaasiyadeed oo lagu soo...
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan la qaatay guddoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Puntland ee...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Cusmaan Diiriye, ayaa ka qaybgalaya Shirweynaha 4-aad ee UNESCO...
Taliyaha Guutada 77-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Korneyl Maslax Maxamuud Maxamed, ayaa gaaray deegaanka Masagawaa ee Gobolka Galgaduud, halkaas...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ee Mauritania Maxamed Waled Sheeikh Alqazwaani ayaa ka guddoomay Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtar...
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho