Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Raiisul Wasaarihii Hore ee Xukuumaddii Kumeelgaarka ahayd Mudane Cali Maxamed Geeddi...
Guddoomiyaha maamulka gobalka Hiiraan Cali Maxamuud Caraale oo wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa beeniyay in la musuq maasuqay gargaarka loogu...
Inaa Lilaahi Waa Inaa Ileyhi Raajiicuun Jeneral Maxamed Aadan Bixi ayaa ku geeriyooday dalka Canada, kadib markii uu si lama...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka, ahna ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shirka todobaadlaha...
C/rashiid Yuusuf Jibriil ayaa loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland, kaddib doorasho saaka ka dhacday magaalada Garowe. Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka oo...
Wasaaradda maaliyadda ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa faahfaahisay shirkii wadatashigga ee guddigga maaliyadda iyo dhaqaalaha Aqalka sare iyo Dowlad Goboleedyadda...
Heshiis xabad joojin ah, oo lagu dhameynaayo dagaal socday laba maalmood oo galaftay nolosha 32-ruux,ayaa ka dhaqan-galay waaberigii saaka Marinka...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed ayaa saaka Xukun dil ah ku ridday Dhagar-qabayaasha kala ah Shuceyb Cabdullaahi Maxamed &...
Taliska ciidanka xoogga dalka qeybta 60-aad ayaa sheegey in dhawaan bilaabi doonaan howgalo layskugu furayo dhamaan deegnada Dowlad Gobaleedka Koonfurgalbeed...
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ka qeyb galay Xafladda Ambabixinta Gurmadka Puntland u dirtay dadweynaha magaaladda...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Cusmaan Diiriye, ayaa ka qaybgalaya Shirweynaha 4-aad ee UNESCO...
Taliyaha Guutada 77-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Korneyl Maslax Maxamuud Maxamed, ayaa gaaray deegaanka Masagawaa ee Gobolka Galgaduud, halkaas...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ee Mauritania Maxamed Waled Sheeikh Alqazwaani ayaa ka guddoomay Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtar...
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho