Guddiga kumeel gaarka ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka Qaranka ayaa maanta xarunta Villa Hargeysa kulan kula qaatay guddiga madaxbanaan...
Madaxweynaha Dowladd gobaleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo shir jaraaid u qabtay warbaahinta ayaa beeniyay warar lagu baahiyay Baraha bulshada...
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa qabtay Barnaamijkii la kulan Wasiirkaaga oo bil walbo uu bulshada ku siiyo faahfaahinta...
Diyaarado gargaar u sido dadka ay saameeyeen fatahaada Webiga Shabeelle ee Magaalada baladweyne ayaa lagu wadaa in ay ka ambabaxaan...
Shan sano kadib markii uu xilka qabtay horjoogaha kooxda Al-Shabaab ee argagaxisada ah, ayuu markii ugu horraysay soo duubay muuqaal...
Wafdi uu hoggaaminay Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada dowladda Soomaaliya Eng Cabdi Cashuur Xasan oo isugu jira Wasiirro iyo Safiirro...
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta booqday degmada Berdaale ee gobalka Baay ayaa u kuur...
Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray degmada Bardaale...
Gudoomiyaha Guddiga Dhaqaalaha iyo Maailyadda ee Aqalka sare Cabdi Axmed Dhuxulow, Xubno ka tirsan Aqalka Sare iyo Wasiirada Maalyadda ee...
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka K/Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laafta-gareen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanata gaaray degmada Bardaale oo ay dhowaan...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex arday oo Soomaaliyeed oo...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta Masar u...
Guddiga Khayraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare ee BJFS, iyagoo gudanaya waajibaadkooda shaqo, ayaa maanta xafiiskooda ugu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho