Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo uu qeyb ka yahay Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti ayaa goor dhaw gaaray...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in xarunta Wasaaradda maaliyadda uu maanta kula kulmay Guddoomiyaha Gobolka...
Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka ayaa kulan xarrunta Villa Hargeysa waxa ay kula...
Wafdi ay hogggaminayaan Guddoomiyeyaasha Baarlamaada Soomaaliya iyo Guddoomiyaha wakiilada Jabuuti ayaa saacadaha soo socda ku wajahan magaalada Baydhabo ee Xarunta...
Shirka 70-aad ee hay'adda qaxootiga adduunka ayaa maanta ka furmaya magaakada Geneva ee dalka Switzerland waxaana ka qeybgalaya wafuud heer...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay qorshaha soo xulista xubnaha Baarlamaanka 2-aad iyo doorashada madaxweynaha Jubbaland ee...
Mamulka magalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug iyo shacabka magalada oo iskaashanaya ayaa billabay ol ole nadaafadeed oo kor loogu...
Wafdi uu hugaaminaayo Guddomiyaha Gobolka Shabeellaha hoose Ibrahim Adan Ali Najax ayaa maanta soo gaarey magaalada Baydhabo ee xaruunta gobolka...
Howl galo qorsheysan oo ay ciidamada Booliska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ka sameeyeen wadada xiriirisa Siinka dheer...
Eedeysane Cabdirashiid Xasan CabdiNuur (Janan ) oo ahaa wasiirkii amniga Jubbaland iyo Buulle Aadan Maxamed oo ahaa taliyihii Ciidamo ka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Cabdullaahi Maxamed Daahir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho