Waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ka socoto qaban qaabada lagu soo dhaweynayo Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa olole nadaafadeed iyo jarista geedka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa gaaray magaalada Xeraale ee gobalka Galguduud,si uu u hubiyo dhaqan...
Todobadii June sanadkan ayaa lasoo xiray dable xoogga Xaashi Cali Maxamuud oo loo heysto dilka Xasan Axmed Abuukar, Xuseen Axmed...
Guddiga amniga iyo Arrimaha Gudaha ee Golaha shacabka ayaa ka hadlay doorka Golaha ee ku aadan la xisaabtanka Hay'adaha Amniga,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta dhagax dhigay dhisme ka kooban sedax dabaq oo...
War ay shaacisay dowladda Zimbabwe ayaa sheegay a in uu geeriyooday Madaxweynihii hore ee dalkaas Mr Robert Mugabe, kaasi oo...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb si rasmi ah uga furay shir-weynaha dib-u-heshiisiinta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Hambalyo u diray ciyaartoyda iyo macallimiinta Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo...
Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Danjire Cali Fiqi oo wareysi siiyey Radio Muqdisho goor dhow ayaa sheegay in Maxkamada ICJ...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Cabdullaahi Maxamed Daahir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho