laga soo bilaabo 26kii December sanadkii tegay ee 2017 waxaa magaalada Gaalkacyo ka socanayay howlgallo balaaran, isla markaana la xariiray...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa kormeeray xafiisyada Madaxtooyada Puntland ee Garoowe, oo ay ku sugnaayeen...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka qeyb munaasabad lagu weyneynayay maalinta caalamiga...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeeray xarunta wasaaradda maaliyadda si loo dardar geliyo...
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JFS Drs Aamina Sicii Cali oo hoggaaminaysay shaqaalaha Madaxtooyada Qaranka oo kaltankii seddaxaad maanta ka qeyb...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ah Qasriga Madaxtooyada Jabuuti kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda...
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Xeer kasoo saartay Dhaqan galinta Habraaca Heshiisyada Wasaaraddaha iyo Hay’addaha Dowlada ay la galayaan Dalal, Shirkado...
Wasiirka waxbarashada Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane C/laahi Goodax Barre ayaa magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Africa waxaa uu kulan...
Halka Hoose ka Akhriso War Murtiyeedka Wadajirka ah ee Booqashada Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Burundi 1- Kaddib martiqaad rasmi...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddo casri ah oo dhererkeedu yahay...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa-bannaan iyo Xuduudaha Qaranka Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, Guddoomiye Mudane Yuusuf Cabduqaadir Maxamed iyo Xoghayaha Gudiga Mudane...
Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa toogasho lagu fuliyey Hodan Maxamuud Diiriye oo Maxkamad ku taalla Puntland ay dil toogasho ah horay...
Duqeyn culus ayaa saacadihii dambe ee xalay lagu beegsaday Khawaari muddooyinkii dambe godad ka qodanayay deegaanka Geedi-xeyr oo Waqooyi kaga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho