Barnaamijkani waxaan ku eegaynaa ol olaha isxilqaan ee dib loogu dhisayo Tiyaatarka Qaranka. Madxafka Qaranka iyo Maktabadda. iyo howlaha bilic...
Qaban qaabo ku aadan munaasabadda caleema saarka madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka soconaysa magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka...
War-saxaafadeed ka Soo soo Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa si kulul loogu cambaareeyay weerarka argagaxiso ee...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Suudaan Mudane C/risaaq Axmed Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Madaxda iyo Maamulka Hay’adda Warbaahinta...
Wafdi uu Hogaaminayo Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Shekh C/raxman ayaa maanta Gelinkii Dambe gaaray...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe oo ay wehliyaan Abaanduullaha Ciidanka XDS S/guuto Odowaa Yuusuf Raage,Taliyeyaasha...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi sare oo ka socday Dawladda...
Gurmad xooggan ayaa ka soconaya five star Hotel Dusitd2 ee magaaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya,halkaasi oo maanta ka dhacay...
Wafdigaan oo ka socday Bangiga Aduunka ayaa kulan la qaatay Wasiirka Maaliyaadda XFS Mudane C/Raxmaan Ducaale iyagoona ka wada hadlay...
RADIO MUQDISHO:- Go'aan kasoo baxay xafiiska Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa looga joojiyay ka-qeybgalka kulamada...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa soo saaray go’aanno rasmi...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in Khawaarij waaweyn ay si toos ah ula...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan saldhigga degmada Hodan, ayaa xiray Mahad Maxamuud Xamarow (Garyaqaan), kaas oo lagu eedeeyay kicin...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho