Tababarka oo ku saabsanaa xakameynta, ilaalinta xuduuddaha, baarista dukumintiyada iyo ka hortagga tahriibinta dadka, waxa si wadajir ah u soo...
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo Safiirka Dowladda Denmark u jooga Soomaaliya Mr. Steen Sonne Andersen...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub ee ciidanka xoogga...
Ciidanka Hayโadda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigay dhagar-qabe ka tirsan Khawaariijta oo u qaabilsanaa...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Danjire Axmed Macallin Fiqi Ayaa ka Guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Madaxa Cusub ee IOM ee...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka Dawladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah ee ๐๐ฅ๐จ๐๐๐ฅ ๐๐ซ๐๐๐ง ๐๐ซ๐จ๐ฐ๐ญ๐ก ๐๐ง๐ฌ๐ญ๐ข๐ญ๐ฎ๐ญ๐ (๐๐๐๐) oo ay...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa u magacaabay, Axmed Maxamuud Muxumed, Ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud ee...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, ka...
Wasiirka Wasaaradda Caddaalada iyo Arrimaha DastuurkJFS Mudane Xasan Macalin oo wareysi siiyay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Dastuurku oo dhameystirmo...
Raโiisal Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta kormeer shaqo ku tegey dekedda magaalada Muqdisho, halkaas oo...
Waxaa maanta markale shir ku yeeshay magaalada Gaalkacyo Guddiga Wasiirada ah ee Nabadda Galbeedka Gobolka Mudug ee ka kala socday...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Cali Yuusuf Cali- Xoosh, ayaa bogaadiyay shaqada ay hayโadda...
Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta kormeer shaqo ku yimid Wasaaradda Cadaaladda iyo...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho