Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa lagu martiqaaday xaflad casho Sharaf ah oo aad loo soo abaabulay, taas oo lagu soo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir, ayaa shir gudoomiyay kulan gaar ah oo la xariira...
Gudigga maadaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha oo kulan wadatashi ah la yeeshay Haweenka Soomaaliyeed,ayaa diirrada lagu saaray sidii...
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta muqdisho ka furay Shirka Wadatashiga...
Guddoomiyaha Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka (NCRI) Marwo Safiya Xasan Maxamed ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ku soo dhaweysay 109...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa maanta kulan laba geesood...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa ka qeybgalay furitaanka Muctamarka weyn ama shirweynaha Islaamka ee sanadkan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta kulan kula qaatay Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee xoogga dalka sareya guuto Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa maanta gaaray deegaanka Xawaadley Gobolka Shabeellaha Dhexe,halkaa oo...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Hay,adda Nabada sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee (NISA) ayaa xalay howlgallo waxa ay ka sameeyeen...
RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...
RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...
Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho