Sarkaal sare oo Ururka Al-Shabaab u qaabbilsanaa Canshuuraha ayaa lagu dilay howl-gal ay Ciidamada AMISOM iyo kuwa Soomaaliya ka fuliyeen...
Magaaladda Cadaado iyo Deegaanadda ku hareereysan waxaa ka curtay Roobka dayrta kaas oo ay ku diirsadeen Xoolaha iyo Dadka iyaddoo...
Halkan ka dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho, waa Subax Jimco ah Taariikhdu ku beegan tahay 26.10.2018 Warka waxaa soo...
Diyaarad sidday 22 Qof oo dhaawac ah ayaa soo gaartay Magaaladda Muqdisho kuwaas oo kamid ah dadkii ku dhaawacmay Deegaanka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Safiirka Dowladda aanu walaalaha nahay...
Tababarkaan maanta la soo xiray ayaa lagu baranayay sida loo sameeyo Barnaamijyo tayo leh iyo maamulida Barnaamijyada Doodaha ah waxaana...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay xarumaha Maxkamadda Sare, Racfaanka iyo Maxkamadda Gobolka Banaadir...
Tababar ku saabsan kor u qaadista iyo awoodsiinta Afkeenna Hooyo oo ay soo qaban qaabisay Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga ee...
Wasiir ku-xiggeenka wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Feysal Cumar Guuleed iyo shaqaalaha wasaaradda waxbarshada...
Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed ayaa Maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay xaruntooda Muqdisho. Kulanka oo uu shir...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...
Madaxweynaha JFS, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, kadib markii uu noqday garsoorihii...
Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, ayaa ka qayb galay shir muhiim ah oo ku saabsan isbeddellada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho