Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Khadka Telfoonka kula xiriiray Amiirka Qatar, Sheekh Tamim bin Xamad Al...
Boqolaal aqoonyahanno ah ayaa soo jeediyay in dalalka caalamka ay cunaqabateyn kusoo rogaan dalka Shinaha oo lagu eedeeyay in xerooyin...
Maamulka Myanmar ayaa qabtay doon sidday 93 ruux oo rohingya Muslimiin ah oo ka cararay xero ku taallay galbeedka gobolka Rakhine,isla markaana...
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Kenya ayaa uga warbixiyay xaaladaha...
Muqdisho- Cali Maxamed Cabdullaahi Macallim Aadan wuxuu Alshabaab Kaga biiray degmada Saakow sanadii 2013. Waxa uu sheegay in uu qaabilsanaa...
Wasiir ku xigeynka Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare XFS,Feysal Cumar Guuleed ayaa sheegay in ay wasaaraddu soo dhameystireyso manhajka...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray shacabka Soomaaliyeed oo argagixisada Al-Shabaab ku lahaayeen qaraxyo...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka ah Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geele ayaa cambaareeyay Qaraxyadii Argagaxisada Alshabaab...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ee dhaqaalaha badaha oo ka socda...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare XFS, Feysal Cumar Guuleed ayaa sheegay in ay Wasaaraddu soo dhameystireyso Manhajka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...
RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 19-aad, waxaana Shir guddoomiyey Guddoomiye kuxigeenka labaad...
RADIO MUQDISHO:-Alle ha u naxariistee, maanta ayaa Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho laga soo dejiyay meydka marxuum Wariye Maxamed Aweys...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho