Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa kula kulmay Maamulaha Guud ee guddiga badbaadada caalamiga ah...
Muqdisho- Maxkamadda Ciidamada ayaa xukun ku riday laba katirsan maleeshiyada Alshabaab kuwaasi oo xafiiska xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida ku soo...
Tartanka Cayaaraha Feerka Adduunka ayaa kafurmay magaalada New Delhi ee dalka India, waxaana tartankaani feerka Soomaaliya umataleysa xidigta da'da yar...
Madaxweynaha Jamuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka warbixiyay xiriirka dalalka Gobolka, Iskaashiga Dhaqaale ee Soomaaliya, Itoobiya iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalla Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo maanta dib ugu soo laabtay dalka ayaa...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Fedearaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdraxmaan ayaa maanta la kulmay dhigiisa Jaziiradda Qubrus...
Wasiirka Waxbarashada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Goodax Barre iyo madaxa hay’adda DFID ee Soomaaliya Phil Evans ayaa maanta...
Culimaa'udiin kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa bulshada Soomaaliyeed ka codsaday in xuska dhalashada Nabigeenna oo ku beegan 20-ka bishan ay...
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BJFS ayaa maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka, waxaa kulanka shir guddoominayay Guddoomiye ku...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...
RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 19-aad, waxaana Shir guddoomiyey Guddoomiye kuxigeenka labaad...
RADIO MUQDISHO:-Alle ha u naxariistee, maanta ayaa Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho laga soo dejiyay meydka marxuum Wariye Maxamed Aweys...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho