Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Xasan Cali Maxamed “Amardanbe”oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Daahir...
Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo qaban qaabisaya Shir Wadatashiga oo ah mid xoogga lagu saarayey ka wada...
Isgoyska Buur Cali Janaale, oo ah sohdinta kala qeybiysa degmooyinka Kaxda iyo Dharkeenley ee gobolka Banaadir, ayaa waxaa maanta howl-gal...
Ergayga gaarka ee Dowlada Kuwait u fadhiya Qaramada Midoobay Danjire Mansour Al-Otaibi ayaa Khamiistii aynu soo dhaafnay soo dhaweeyay dadaaalka...
Muqdisho, Abuukar Cabdi Abiikar, Cabdirisaaq Shaahid Aadan Kheyrdoon, Saleebaan Muxsin Sheekh Maxamed, Cabdi Cali Isaaq Cilmi iyo Ilyaas Ciise Sheekh Cali...
Barnaamijka Midnimo, todobaadkan waxaa looga hadlay doorka dhalinyarada Soomaaliyeed ku leeyihiin is cafinta ama isa saamaxa.
Waxaa magaalada Istanbuul lagu qabtay xalay munaasabad casho sharafeed ah oo lagu so dhaweynayay isla markaana lagu abaal marinayay Aadan...
Howlgal qorsheysan oo ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya gaar ahaan guutada 14 Oktobar ay ka fuliyeen gudaha Magaalada Marko ayee kusoo...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa amray in canshuuro dheeraad ah la saaro alaabaha China u dhoofiso Mareykanka, sida warbaahinta gudaha...
Wasaaradda Aminga ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland iyo Maamulka Degmada Bardheere ee Gobalka Gedo ayaa mamnuucay in dadka wada shaqeynta la...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho