Dhammaan culimada Soomaaliyeed ayaa marar badan ka hadlay dhaqanada xun xun ee Maleeshiyaadka Argagixisada Al-Shabaab ay ku dhibaateeyaan dadka Muslimiinta...
Waa dabiici weeyna wanaagsantahay mararka qaar in Bulshadu noqoto mid Indhaheedu furanyihiin oo lasocota dhaqdhaqaaqyada Ku xeeran mustaqbalkooda, laakiin waa...
Aqoonyahano Soomaaliyeed oo isugu jira qabiiro dhinaca beeraha, wasiiro xilal ka soo qabtay Wasaaradda Beeraha Soomaaliya, iyo masuuliyiin ku taqasusay...
Tababar ku saabsanaa isdhex galka iyo sida ay u wada shaqayn karaan Booliska iyo Dad weynaha ayaa lagu soo gabagabeeyay...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Col. Mohamed Adam Kofi ayaa kulan la qaatay safiirka dalka Turkiga u...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa Maanta Dalka dib ugu soo laabtay, markii uu ka soo qayb...
Ciidamada xoogga dalka soomaaliya oo taageero ka helayo ciidamo mareynkan ah ayaa duleedka degaanka Araare ee Gobolka Jubbada Hoose ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane; Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa Maanta Dalka dib ugu soo laabtay, markii uu kasoo qayb galay...
Qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Minneapolis Saint Paul Internatoinal Airport ku soo dhaweeyey Senator...
Kulliyadda dagaalka ee Nato college ayaa waxaa Sanadkaan ka qalinjabisay 25 Saraakiil oo u dhashay waddamada Kala ah Soomaaliya,Talyaniga, Mareykanka, Faransiiska,...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...
Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho