Jabuuti, June 07, 2018--- Wafdi uu Hogaaminayo Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo ku sugan dalka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii todobaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre, oo ku sugan Wadanka Djibouti, ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha dalkaasi...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha guud ee Qaramada...
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta ee xukuumadda Mudane Daahir Maxamuud Geelle, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Qoyskii Eheladii,Asxaabtii iyo Ummadda Soomaaliyeed...
Allaha u naxariistee Wariye sare Marxuum Maxamed Aadan Xirsi Teera ayaa maanta ku geeriyooday dalka Ingiriiska. Hadaba taariikhdiisa oo kooban...
-Shir jaraa’id oo uu ku qabtay xarunta wasaaradda wasiirka Batroolka iyo macdanta xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane C/rashiid Maxamed Axmed ayuu...
Munayaashaan ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo kala ah Wasiir Ku xigeenka Dastuurka XFS Xildhibaan Xuseen Cabdi Cilmi,...
Allaha U Naxariistee Wariye sare Maxamed Aden Xirsi Terra ayaa saakay ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Magaalada London ee Cariga...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil sare oo ka...
Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho