Tababaraha qaranka Masar Hector Cuper, ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay xaaladda Maxamed Saalax ee ku aadan ka qeyb galka koobka...
Naadiga Ingiriiska ee Tottenham ayaa qaadeyso tallaabo ay kusoo xerogelineyso laacibka garrabka ee Manchester United Anthony Martial, kaas oo ay...
Halyeeyga reer Brazil ee Rivaldo ayaa arrin wanaagsan ku tilmaamay go’aanka xiddiga Fred uu ku doortay kooxda kubadda cagta Manchester...
Wasiirka cusub ee wasaaradda Warfaafinta ee xukuumadda Mudane Daahir Maxamuud Geelle iyo wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Mudane Xildhibaan Aadan...
Munaasabaddan oo lagu suu xirayay tartanka Heer Qaran ee Qur’aan Aqriska una dhexeeyay arday ka kala timid Muqdisho iyo Gobolada...
Munaasabadaan oo aheyd mid shahaadooyin lagu siinayay caruur dhameystay barashada quraanka kariimka ah ee wax ka bartay madrasada Abuubakar Sadiq...
Baydhabo(SONNA):–Golaha Amniga Qaranka ayaa kulankoodii joogtada ahaa ku yeeshay magaalada Baydhabo, 3-5 Juun 2018. Shirkaas oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada,...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii todobaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Tababarkan oo socday muddo afar maalin ah oo ay soo qabanqaabiyeen Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka DFS iyo KGS oo lagu baranayay...
Baydhabo 05 June 2018– Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo maalmihii u danbeeyey...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho