Si loo dardargeliyo howlaha shaqo ee Wasaaradda Beeraha iyo waraabka ee Xukuumadda Soomaliya ayey Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda iyo Kusimaha agaasimaha...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika...
Magaalada Jowhar ee Casimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeella ka furmay tababarka tababarayaasha Waxbarashada Madaniga iyo Wacyigelinta Dadweynaha ee dib-u-eegista Dastuurka oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la kulmay madaxda shirkadaha ganacsi iyo kuwa dhaqaale ee...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in dalkiisu heli doono waqto dhow hanaanka gentaalada difaaca ee loo yaqaano S-400...
Maalinta Qaran ee Qaxootiga soo noqonaya iyo barakacayaasha ayaa lagu iclaamiyey shirkii Qaxootiga Qaranka ee dhacay sanadkii 2017-kii waxaana sanad...
Guddiga Wadaagga ah ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa kulankoodii ugu horreeyay ku yeeshay Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Dalka Ethiopia....
Xafladan oo sanadkiiba mar la qabto ayaa lagu abaalmariyaa Macalimiintii ugu wanaagsanaa Jaamcadda Plasma waxaana goob joog ka ahaa Guddoomiyaha...
Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federalka Somaliya Mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa kulan casho ah xalay...
Kulan ay xalay magaalada Johanneesburg ku yeeshay Waxgaradka, Ganacsatada Soomaalida iyo Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay dalka Koonfur Africa ayaa...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho