Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare oo isaga oo ku sugan Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Waraysi...
Muqdisho, 28 Abriil 2018: Ku-Simaha Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda, Mudane Maxamed Cali Xagaa ayaa ka tacsiyeeyay...
Xildhibaanada Aqalka sare ee laga soo doortay Maamul Goboleedka Hirshabeelle oo shir jiraa’id ku qabtay xarunta Golaha Aqalka sare ayaa...
Guddiga Joogtada ah ee Golaha Aqalka sare oo maanta kullan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay kaga hadleen arrimo muhiim...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta guudi ka kooban 22 Xubnood u saaray musiibada ka...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray Guddiga Arrimaha Bulshada ee Golaha Wasiirada,...
War-saxaafadeed ka soo baxay Dowlad Goboleedlka Galmudug ayaa lagu cambaareeyay Qarixii maanta ka dhacay Magaalada Gaalgacyo ee Xarunta Gobolka Mudug....
Taliyaha ciidammada isku dhafka ee gobolka Mudug ayaa ku dhintay qarax gordhoweyd ka dhacay magaalada Gaalkacyo, Gaashaanle Sare Cabdi...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa soo dhoweeyay kulanka dhexmaray labada hogaamiye ee W/ iyo K/Kuuriya,kaas oo uu ku tilmaamay in...
Ku dhowaad ilaa Seddex Boqol oo qoys oo ku noolaa ilaa Afar Xaafadood ee ku yaala degmada Baardheere una dhow...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...
Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho