Ku simaha guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Amniga iyo Siyaaadda Gobolka Mudane Maxamed Cadullaahi Maxamed (...
Muqdisho, 18 Abriil, 2018-- Guddoomiye Ku Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Benaadir Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa maanta xariga ka...
Muqdisho, Abriil 18, 2018 - Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo ay hoos timaaddo Astaanta Internetka Dalka (dotSO) ayaa kulan wada-tashi ah...
Wasaarada Waxbarashada Hiddaha & Tacliinta Sare ee Dawlada Federaalka Soomaaliya (DFS), waxaa ay qabatay kulankii ugu horeeyey ee Wasaaraha Waxbarashada...
Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha hoose oo ay wehliyeen Maamulka Degmada Bawaare iyo Saraakisha Ciidanka ayaa komeeray Suuqa weyn ee Degmada Baraawe...
Degaanka Baxdo ee Gobalka Galgaduud oo qiyaastii 90 Kilomitir dhanka beri ka xiga Magaalada Cadaado, ayaa waxaa soo gaaray Qoysas...
Saraakiil iyo Askar Boolis ah oo ka socda Wadanka Sierra Leone ayaa ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho,kuwaasi...
Ciidanka Xooga Dalka ayaa Howlagalo lagula dagaalamayo Kooxda Al Shabaab ka sameeyay Deegaano hoostaga Gobalka shabeelaha Dhexe oo ay horay...
14 Qof ayaa ku geeriyootay, tiro kalena waa lagu la’yahay daadad ka dhashay Roobab lixaad leh oo ka da’ay qaybo...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...
WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...
Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho