Qoraalkeeygaan yar ee aan ku cabirayo dareen ka dhashay fal celinno aan la kulmay mudo todobaad ah oo aan ku...
Munaasabad lagu qabtay xarunta degmada Cabdicasiis ee gobolka Benaadir ayaa lagu dhagax dib u dayactirka lagu sameynayo garoonka cayaaraha ee...
Arday dhameystay waxbarashada heerka koobaad ee jaamacadda Soomaaliya ayaa maanta la gudoonsiiyay shahaaddooyin. Ardaydan oo ka koobneyd Todobaatan islamarkaana dhameysatay...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Ugaas Xasan Cabdi Maxamed ayaa Wakaalada SONNA u sheegay in afar ka tirsan...
Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa maanta xoriyadiisa dib ugu celisay Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo dhowaan lagu soo xiray howlgal laga...
Warqad ka soo baxday Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir oo nuqul ka mid ah soo...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle oo hogaaminaya Wasiirrada Maaliyadda ee Dowlad Goboleedyada ayaa Kormeer shaqo ku tagay Deegaanka ...
Munaasabada ballaaran oo lagu soo geba gebeynayay xuska sand guuradii 74-aad ee aas aaska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa xalay ka...
Ciidanka Booliiska soomaaliyeed waa ciidanka ugu faca weyn ciidamad qalabka ama sida kale haddaan u dhigno Waxaa lagu tilmaami karaa...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Dolwad goboleedka Waqooyi Bari, Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-Xasan, ayaa duleedka magaalada Laascaanood kulan is xogwareysi ah kula yeeshay...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi iyo Wasiir Ku xigeenka Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Cadaala ayaa maanta ka hadlay guulaha...
Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Deegaanka ayaa maaanta ka hortagay weerarro ay kooxda Khawaarijta ah ee Al-shabaab saakay waaberigii ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaiya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgaley...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho