Saturday, September 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dib u dayactir lagu sameeynayo Garoonka Ciyaaraha ee Degmada C/casiis+Sawirro

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Dib u dayactir lagu sameeynayo Garoonka Ciyaaraha ee Degmada C/casiis+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu qabtay xarunta degmada Cabdicasiis ee gobolka Benaadir ayaa lagu dhagax dib u dayactirka lagu sameynayo garoonka cayaaraha ee dagmadaasi.

Gudoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshadda maamulka gobolka Benaadir  Cabdullaahi Cilmi Erag  oo dhagax dhigay ayaa sheegay inay muhiim tahay hormarka isboortiga caasimada Soomaaliya ee Muqdisho

Related posts

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026

“ waxaan ku faraxsanahay maalma gudahood inaan dhagax dhigo dhismaha Garoonkii labaad hore waxaan u soo dhagax dhigay Garoonka Basketball ka ee degmadda Warta Nabadda maantana waxaan dhagax dhigay Garoonka basketball ka ee degmadda Cabdicasiis, hadii aan nahay madaxda gobolka waxaan naga go’an hormarinta cayaaraha iyo soo saarida cayaaryahano degmooyinka iyo gobolkaba matala ayuu yiri Gudoomiye Erag’’

Gudoomiye ku xigeenka arimaha Bulshada gobolka Benaadir ayaa intaa ku daray in Garoomada la dhisay looga talagalay basketball ka iyo cayaaraha gacanta islamarkaana loo baahan yahay inaan loo isticmaalin kubadda cagta,

Gudoomiyaha degmadda Cabdicasiis Sharmaake Maxamed Ladane ayaa ugu Mahad celiyay maamulka Gobolka Benaadir iyo Hey’adda TIS+ oo mashruuca dib u dayactirka garoonka maal galinaysa.

‘’ waxaan u mahad celinaya maamulka gobolka Benaadir oo marrkii aan u geynay qorshahaan naga aqbalay islamarkaana u gudbiyay Hey’adda USAID  Mashruuceeda xasilinta ee TiS+ oo maalgalinaya mashruucaan dib loogu dayactirayo garoonka, waa u muhiim  isdhaxgalka Bulshadda ayuu Yiri Gudoomiyaha Degmadda Cabdicasiis’’

Qaar ka mid ah dadweynaha degmada oo faraxsan dib u dhiska garoonka ayaa joogay munaasabada.

Todobaadkaan waa degmadii labaad ee laga hirgalinayo mashruuca dib u dhiska garoomada Caasimadda waxaana ay ku soo beegmeen xili magaalada Muqdisho ay ka socdaan cayaaraha dowlad goboleedyada iyo gobolka Benaadir.

Previous Post

Arday ka qalin jebisay jaamacadda Soomaaliya oo shahaaddooyin la gudoonsiiyay+Sawirro

Next Post

Hadii uu jiro Dal ay Soomaali ixtiraam ku leedahay waa Turkey.

Next Post
Hadii uu jiro Dal ay Soomaali ixtiraam ku leedahay waa Turkey.

Hadii uu jiro Dal ay Soomaali ixtiraam ku leedahay waa Turkey.

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Mudanayaasha Golaha Shacabka oo ansixiyey Hindise-Sharcyeedka Iskaashiga Garsoorka Caalamiga ah

Mudanayaasha Golaha Shacabka oo ansixiyey Hindise-Sharcyeedka Iskaashiga Garsoorka Caalamiga ah

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 19-aad, waxaana Shir guddoomiyey Guddoomiye kuxigeenka labaad...

Meydka Wariye Maxamed Aweys Muudey oo maanta Salaaddii Janaasada lagula tukaday Muqdisho

Meydka Wariye Maxamed Aweys Muudey oo maanta Salaaddii Janaasada lagula tukaday Muqdisho

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Alle ha u naxariistee, maanta ayaa Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho laga soo dejiyay meydka marxuum Wariye Maxamed Aweys...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In