Shirkaan oo sadexdii Maalin ee la soo dhaafay ka socday Magaalada Garoowe ee xarunta Maamul Gobaleedka Puntland ayaa waxa ka qaybgalay Madaxda wasaaradah Boostada iyo isgaariinta heer Federaal, dawladd ...
Fanaanka weeyn ee Soomaaliyeed Fanaan Axmed Naaji Sacad ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Toronto ee dalka Canada. Fanaanka waxaa lagu...
Tartankii Kubadda Koleyga ee Wiilasha iyo Gabdhaha ee Degmooyinak Gobolka Banaadir ayaa wali si habsami leh uga soconaya Garoonka Wiish...
Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa dhiggiisa kaga mahad celiyay dowladda Kenya kaalmada iyo garab istaagga walaalahooda Soomaaliya gaar ahaan xiliyadii adkaa...
Xuseen Maxamuud oo Kooxda Al-Shabaab dhexdeeda looga yaqaano Ramadaani, kana mid ahaa Kooxda Al-Shabaab ayaa isu-soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka...
Warar Is khilaafsan ayaa ka soo baxaya masiirka Hoggaamiyihii kooxda Argagixisada ah ee Alshabaab. Ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya...
Waxa kaliya ee la ogyahay ayaa ah in xaaladdiisa ay aad u liidatay markii ugu danbaysay, isla markaana uu gabay...
Waxaa maalinta beri ah lagu wadaa in guud ahaan Soomaaliya ay ka qabsoonto munaasabado loogu dabaal degayo maalinta cafiska Soomaaliyeed,...
Munaasabadda Xuska sanad guurada 41aad ee kasoo wareegatay sanadkii 1977dii xiligii walalaha jamhuuriyada jabuuti ay xornimada ka qaateen gumeystihii faransiiska...
Madaxwaynaha JFS ayaa hambalyo u diray dawladda Jabuuti iyo shacabkeeda, taas oo ku aadan xorriyadda dalkaas oo maanta 41-sano jirsatay....
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho