Kulanka Golaha Aqalka sare ee dalka ayaa waxaa shir guddoomiyey guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee dalka Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi....
Shirkan oo ay soo qabanqaabisay wasaarada Cadaaladda X. F. Soomaaliya ayaa loo qabtay xubno ka socday qeybaha Cadaaladda sida Maxkamadaha,...
Waxaa Todobaadkan Magaalada Qaahira ee caasimadda Dalka Masar lagu soo gaba-gabeeyay bandhigga dhaqannada Aradyda wax ka barata Dalkaasi oo ay...
Deegaanka Bandar-seed oo ka mida deegaanada ku yaala dhanka waqooyi bari Gobalka Mudug masaafo ahaana 75km u jira magaalada galkacyo...
Shirkii 11 ee Madasha Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Dib u heshiisiinta iyo Gobolka Benaadir oo uu soo xiray Wasiirka arrimaha Gudaha,...
War-saxaafadeed Ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo noqol kamid ah la soo gaarsiiyay SONNA ayaa...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Imaqashii iyo Imadaddaali oo ka mid ah Barnaamijyada ka baxa Radio...
Guddoomiyaha Gobolka Gedo Mudane Maxamed Muxumed Maxamed ayaa sheegay in wada hadalkiisa u socday labada Maamul ee Belad-Xaawo iyo Mandheere ...
Agaasimaga guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, Col; Maxamed Aadan Koofi oo uu wehliyo Agaasimaha Waaxda xiriirka dibadda ee...
Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...
Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho