Ugu yaraan 11 Qof ayaa ku geeriyootay , Qoysas badanna way ka barakaceen Roobab Lixaad leh oo Saacadihii lasoo dhaafay...
Wasiirka Wasaaradda Dastuurka xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa sheegay Wasaaraddu dadaal xooggan ku bixinayso dhamaystirka Dastuurka Dalka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Kulan Magaalada Jowhar ee xarunta Dowladda Hirshabelle kulan kula qaatay Wafdi...
Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan iyo Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka Generaal C/llaahi Cali Caanood ayaa cutubyo...
Shirka todobaadlaha ee Golaha Wasiirada Soomaaliya oo uu shir guddoominaayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa...
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyay Xeerka Dhowridda Gobanimada iyo Midnimada Geyiga Soomaaliya, kaas oo horay ay u...
Kullankan oo looga hadlayo dib u eegista dastuurka oo socon doona mudo saddex maalin ah ayaa maanta ka furmay magaalada Baydhabo...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho