Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta gaaray magaalada Hobyo ayaa siweyn loo soo dhaweeyey,waxaa uuna dhagax dhigay mashaariic horumarineed oo...
Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay Kulan looga hadlayay qaybyo qoraalka Awoodaha hay,addaha Cadaalada, waxaana ka qeyb galay Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya...
Dowladda Myanmar ayaa burburiyay Masjid weyn oo Taariikhi ah oo ku yaal magaalada lagu magacaabo Mango, talaabadaasi oo la sheegay...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi "Farmaajo" ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Cadaado kula kulmay Odayaasha iyo waxgaradka Cadaado, isagoona kala...
Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa ayaa Ciidamadeeda nabad ilaalinta ee ka howlgalaya qaar ka mid ah goobaha ugu khatarta badan ee...
Wasiirka arimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Md.Axmed Ciise Cawad oo ku guda jira Socdaalkiisii ugu horeeyay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi "Farmaajo" iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaalada Hobyo ee Gobalka Mudug sida...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxaya Degmooyin ka...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...
Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...
Muqdisho, Soomaaliya 20, Maarso, 2026: Guddoomiyaha Golaha Sbacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasabadda Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho