Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo loo magacaabay Mudane Cabdi...
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeehsey kulan deg deg ah ayaa waxaa ay soo magacaabeen taliyaasha cusub ee...
Kormeerkaan oo ujeedkiisu ahaa u kuurgelida baahiyaha Waxbarasho ee ka jira deegaanada Gobolka Mudug qaarkood iyo sidii bulshada loogu wacyigelin...
Kulan looga hadlayo horumarinta xaaladda Amniga iyo xasilinta deegaannada hoos yimaada maamulka K/Galbeed ayaa lagu qabtay magaalada Baydhabo ee xarunta...
Kooxda Alshabaab oo ah koox ka been sheegtay Diinta Islaamka iskana dhaadhicisay in ay kaligood Muslim yihiin, Soomaalida kalana u...
Ra’iisul-wasaare Ku-xigeenka dalka Turkiga Hakan Cawuşoglu ayaa talaadada booqasho qaadan doona labo maalin kaga bilaabaneysa dalalka Suudaan iyo Soomaaliya. Sida...
Qaar ka mid ah dhalinyaradii dhawaan Dowladda Soomaaliya ay ka soo celisay dalka Liibiya ayaa ka warbixiyay dhibaatadii ay ku...
Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka shabeelaha dhexe Madiino Cadow Colow oo la hadashay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa sheegtay in...
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi ayaa Kulan looga hadlayey sida ay ardayda uga qeyb qaadan karaan...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...
Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...
Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdullahi Xuseen Cirro ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay amniga Gobolka Baay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho